Qareen loo haystay laaluushka dad ku marqaati furi lahaa William Ruto oo meydkiisa la helay

Qareen u dhashay dalka Kenya oo wajahayay eedeymo la xiriira faragelinta dacwad ka socotay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa geeriyooday, sida ay qoyskiisa iyo booliiska u xaqiijiyeen warbaahinta gudaha. Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in qareen Paul Gicheru meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaala magaalada caasimada ah ee Nairobi habeenimadii Isniinta. Mr … Continue reading Qareen loo haystay laaluushka dad ku marqaati furi lahaa William Ruto oo meydkiisa la helay